C/raxman C/shakur oo kashifay qorshe halis ah oo laga leeyahay wax ka bedelka dastuurka

Markii ugu horaysay taariikhda siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa dhici karta in xildhibaan uu Sabtiga u codeeyo Baarlamaan aan Madaxweyne dooranaynin Raisal Wasaarana xil ka qaadi karin. Waxaa la yaab leh in xitaa la aamini waayey habraacii lagu muransanaa ee dib u eegista dastuurka, kaasoo dhigaya in marka ay doodda xildhibaannada soo idlaato, muddo bil gudaheed … Continue reading C/raxman C/shakur oo kashifay qorshe halis ah oo laga leeyahay wax ka bedelka dastuurka